saqawe
Xariif baqiil ah ayaa wuxuu soo iibsadey 3 cambe 🥭 cambahii 1aad markuu fiiqey, 1 🥭 wuxuu noqdey bolol wuu iska turey 2 🥭 wuxuu noqdey bolol wuu iska turey 3 🥭 nalka ayuu demiyey ka dib ayuu fiiqey wuu iska cuney, asagoon arkin in uu bolol yahay iyo in kale.

Adiga sheeko ma haysaa?

Soo dir sheekadaada, waxaanu gelin doonaa dib u eegis ka hor daabacaadda.

Add story

Ra'yiga Akhristayaasha (1)

Honesty poi 2026-10-09 10:34
Qofka cmabaha 3 aad markii uu fiiqay nalka uu demiyay kadib cmbihiina cunay kuqoslay😅🤣

Liiskaaga

Wali waxba kuma jiraan.

Is diiwaangeli

Noo sheeg sababta