[3/16/2023 8:50 AM] ILA QOSOL: [ Photo ] Naagba ninkeedi ka shikiday inuu habeenki u dhuunto xabada shaqaalaha markaasay galabnimadii shaqaalihii ku tidhi caawa xafadiina iska soo
Naagba ninkeedi ka shikiday inuu habeenki u dhuunto xabada shaqaalaha markaasay galabnimadii shaqaalihii ku tidhi caawa xafadiina iska soo seexo yarey Xilligii hurdada baa ninkeedi ku yiri xabibti caawa ciyaarban dawanayaa iska seexo, intay haye tidhi bay qolkii shaqaalaha gashay, layrkiina damisay dharkana dhigatay si ay u qabato khiyaanada ninkeeda Waxyar kadib wuu soo galay aayar buuna haf ku yidhi, markuu saacad sii marayay bay tidhi anna laba daqiiqada i tidhaah waa daalay naagta shaqaalahana saana ugu hagar baxdaa khaa'inyahow?! Waardiyihii guriguu ahaa intuu naxay buu yiri marwo ma adigiibaa ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

Adiga sheeko ma haysaa?

Soo dir sheekadaada, waxaanu gelin doonaa dib u eegis ka hor daabacaadda.

Add story

Ra'yiga Akhristayaasha (0)

Weli faallooyin ma jiraan. Noqo qofka ugu horreeya ee dhiibta ra'yigiisa.

Liiskaaga

Wali waxba kuma jiraan.

Is diiwaangeli

Noo sheeg sababta