Qosol
Waad qosli doontaa- si wacan u aqriπ
Shan xaqiiqo oo kugu saabsan adiga adiga adiga adiga adiga adiga adiga adiga adiga adiga adiga adiga adiga adiga adiga diga adiga adiga adiga adiga adiga adiga
1. Caajislow/ley ayaad tahay wayoΒ ma adan wada aqrin erayga "adiga".
2. Ma ogid inaan ku dhexdaray " aniga"
3. Hada dib gadaal ayaad ugu laabatay si aad u hubisoΒ inaan "aniga" ku daray.
4. Waad qoslaysaa hada waayo waxaad ogaatay inaysan "aniga" ku jirin.
5.waxaad u share garaynaysaa dadka "adiga "oo kale ahππ
Waxaan ogahay ugu yaraan 13 arimood oo kugu saabsan:
1. Telkaaga/Laptop-kaaga ayaad haysataa hada.
2. Sheekeeye ayaadna ku jirtaa weliba.
3.massage kaygana waad aqriyeysaa
4. Bani aadam ayaad tahay.
6. Erayga "P" ma dhihi kartid adoo an bishmahaaga kala furin.
7.waxaad isku dayeysa inad tijaabiso.
8. Waad qoslaysaa waayo wad ogaatay.
9. Waji furnaan aya kaa muuqata hda.
10. Lambar 6 maad akrin oo waad kasoo booday.
11. Waxaad hubinysa hda inuu ku jiro.
12. Waad dhoola cadaynysaa waayo waan kaa raayeyπππππππ
Hhhhh soo run maaha?π€£ππ
Adiga sheeko ma haysaa?
Soo dir sheekadaada, waxaanu gelin doonaa dib u eegis ka hor daabacaadda.
Ra'yiga Akhristayaasha Reader Comments (0)
Weli faallooyin ma jiraan. Noqo qofka ugu horreeya ee dhiibta ra'yigiisa.