last test last test last testlast testlast test last test last testlast testlast test last test last testlast testlast test last test last testlast testlast test last test last tes
Waxaa jiray wiil iyo gabar is jeclaa. Bilowgii sheekadoodu waxay ahayd mid xiiso badan oo ay si joogto ah u wada sheekeysan jireen. Hase ahaatee, wiilka ayaa jacaylkiisa ku muujiyey si xad-dhaaf ah, isagoo gabadha maalin kasta ku wici jiray saacado badan, xitaa mararka qaar isagoo aan ka fikirin xaaladda ay ku sugan tahay - jikada, musqusha, asxaabta dhexdeeda ama qoyska hortiisa. Gabadhu arrintan way dhibsatay, waxayna bilowday inay iska indho tirto wicitaannada. Laakiin wiilkii ma harin. Ugu dambeyn, waxay block saartay, balse weli lambarro kale ayuu ka soo wici jiray. Markaas ayay ku qasbanaatay in ay gabi ahaanba iska bedesho lambarkeedii hore oo mid cusub soo qaadato. waxayna ku tiri Gabadha: "Waryaa dhadhaan waa adigaan aan ka harsan waayey'e. Haddaba lambarkii hore waan iska bedeley, midkaan cusub ayaan soo gadday. Meeshaad iga soo wici lahayd baa la iska rabaa." Wiilka: "Meeshii aan lambarkii hore kaa soo helay baan midkan cusubna ka soo helayaa!"

Adiga sheeko ma haysaa?

Soo dir sheekadaada, waxaanu gelin doonaa dib u eegis ka hor daabacaadda.

Add story

Ra'yiga Akhristayaasha (0)

Weli faallooyin ma jiraan. Noqo qofka ugu horreeya ee dhiibta ra'yigiisa.

Liiskaaga

Wali waxba kuma jiraan.

Is diiwaangeli

Noo sheeg sababta