Jacayl
Dhoodi waxa uu usoo dhawaaday gabar aad qurux badan oo ka adeegsanaysay Supermarket, wuxuuna ku yiri: “Waxaan gudaha Supermarket-ka ku dhex marayay Xaaskaygii, ee ma waxaan ku arkay ad ii ii sheekaysid wax uun labo daqiiqo ah? Balse gabadhii oo ka yaabtay xalka Dhoodi ayaa ku tiri: Hadaliba Xaaskagii ay kaa maqantahay maxay tahay sababta aad u doonaysid in aad ila hadashid?
Dhoodi oo la dhacay su’aasha gabadha ayaa yiri: “Maxaa yeelay! Wakhti kasta oo aan la hadlo gabar qurux badan! Xaaskayga waxa ay ka soo muuqataa meel aan sidas iga sii fogayn!!! 😂
Adiga sheeko ma haysaa?
Soo dir sheekadaada, waxaanu gelin doonaa dib u eegis ka hor daabacaadda.
Ra'yiga Akhristayaasha Reader Comments (0)
Weli faallooyin ma jiraan. Noqo qofka ugu horreeya ee dhiibta ra'yigiisa.