A woman loved her husband very much. One day, she asked him: “Darling, would you ever marry another woman?” He replied: “As long as you are alive, absolutely not!” She asked: “What
Naag ayaa ninkeeda aad ujecleyd maalin ayey kutiri ninyahow amaad naag kale ila guursataa?? Suu kujawaabay intaad nooshahay lagama yaabo. Waxay kujawaabtay oo hadaan dhintana? Wouxuu kuyiri hadaad dhimato waanba waalanaayee . Markaasee ka shakisay oo tiri hadaad waalatana?? Wouxuu kujawaabay "Nin waalan waxwalbo kafilo" 😂😂😂

Adiga sheeko ma haysaa?

Soo dir sheekadaada, waxaanu gelin doonaa dib u eegis ka hor daabacaadda.

Add story

Ra'yiga Akhristayaasha (0)

Weli faallooyin ma jiraan. Noqo qofka ugu horreeya ee dhiibta ra'yigiisa.

Liiskaaga

Wali waxba kuma jiraan.

Is diiwaangeli

Noo sheeg sababta