One day, a sick woman went to the doctor. After a thorough examination, she was told that she had gained weight and had put on a lot of fat. The doctor told her to reduce her food
Beribaa islaan xanuunsan dhakhtar u tagtay. Baaritaan dheer kadib waxaa loo sheegay in miisaankeedu batay oo Baruur badan ay kortay. Cuntada iska yaree ayaa lagu yiri gaar ahaan Cashada habeenkii ha cunin. Islaantii habeenkii markii ay gurigeeda tagtay ayay gabadhii guriga joogta ku tiri. Naayaa heblaayo dhakhtarkii baa igu yiri cashada jooji ee waxaad iisoo kululaysaa qadadii maanta. πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

Adiga sheeko ma haysaa?

Soo dir sheekadaada, waxaanu gelin doonaa dib u eegis ka hor daabacaadda.

Add story

Ra'yiga Akhristayaasha (0)

Weli faallooyin ma jiraan. Noqo qofka ugu horreeya ee dhiibta ra'yigiisa.

Liiskaaga

Wali waxba kuma jiraan.

Is diiwaangeli

Noo sheeg sababta