A mother asked her daughter how she got the $10 that she saw on her phone. The girl said: “Mom, I made a bet with some boys that I could climb the school wall.” Her mother said: “Y
Hooyo ayaa gabadheeda weydiisay, sidey kusoo heshay $10 oo ay ku aragtay Taleefoonkeeda? Gabadhii ayaa ku tiri "Hooyo wiilal ayaan sharad kula dhigtay inaan Derbiga isgoolka fuuli karo." Hooyadii ayaa ku tiri "Doqon yahay, waxey rabeen in ay arkaan Nigis/Kastuumada qurxoon ee aan maanta kuu soo iibiyay, sow kuma dhihin yaysan Kastuumada qofi kaa arkin?" Gabdhii ayaa ku tiri "Hooyo Doqon ma ihi, oo waan ka qarsaday, Boorsadaana ku ritay, kadib ayaana derbiga fuulay.....🤣🤣🤣🤣

Adiga sheeko ma haysaa?

Soo dir sheekadaada, waxaanu gelin doonaa dib u eegis ka hor daabacaadda.

Add story

Ra'yiga Akhristayaasha (0)

Weli faallooyin ma jiraan. Noqo qofka ugu horreeya ee dhiibta ra'yigiisa.

Liiskaaga

Wali waxba kuma jiraan.

Is diiwaangeli

Noo sheeg sababta