One day, a woman’s husband came home late at night. Her daughter, who was with her mother, said: “Mom, I’m afraid he might be with another woman!” Her mother replied: “Don’t think
Beribaa Haweeney ninkeeda habeen ka soo daahay gabadhii baa hooyadeed oo la joogtay ku tiri " Hooyo waxaan ka baqayaa in uu naag kale ku maqanyahay! " 😁 Dugdi waxay tiri ' Shar laguma fikiree niyada kheyr u sheeg waxaa laga yaabaa in uu shil gaari gale. 😂😂 shar ma ahan miyaa tan 😂

Adiga sheeko ma haysaa?

Soo dir sheekadaada, waxaanu gelin doonaa dib u eegis ka hor daabacaadda.

Add story

Ra'yiga Akhristayaasha (0)

Weli faallooyin ma jiraan. Noqo qofka ugu horreeya ee dhiibta ra'yigiisa.

Liiskaaga

Wali waxba kuma jiraan.

Is diiwaangeli

Noo sheeg sababta