Qosol
Islaan qurbo joog ah baa Gabadheeda la dardaarantey waxayna tiri nin hadduu damco inuu korkaga taabto waxaad tiraahdaa "Don't" Hadduu damco inuu hoos kaa taabtana waxad tiraahdaa "Stop"
Muddo badan ka dib islaantii waxay aragtey Gabadheeda oo Uur leh markaasey xanaaqdey kuna tiri sowtaan kula balamey? 🤔
Markaasey tiri hal Mar ayuu wada taabtey kor iyo hoos Ana waxan iri "Don't Stop" ka dib howshiisa ayuu iska sii watey 🤣🤣🤣
Adiga sheeko ma haysaa?
Soo dir sheekadaada, waxaanu gelin doonaa dib u eegis ka hor daabacaadda.
Ra'yiga Akhristayaasha Reader Comments (0)
Weli faallooyin ma jiraan. Noqo qofka ugu horreeya ee dhiibta ra'yigiisa.