A woman told her husband: “Haji, the man next door is better than you.” He asked: “How is he better than me?” She replied: “He built a mosque and named it after his died wife.” He
Naag Baa Ninkeedii Ku Tiri "Xaaji Ninka Dariska Ah Ayaa Adi Kaa Fiican Markaas Buu Kuyiri "Sidee Buu iiga Fiican Yahay " Markaas Beey Tiri "Masaajid Buu intuu Dhisay Ayuu Ugu Magac Daray Xaaskiisa Oo Dhimatay." Kulahaa" Xaajiyo Lacagta Masaajidka Aan Ku Dhisi Lahaa Waan Hayaa Laakiin Adigaaba Dhiman La' ."

Adiga sheeko ma haysaa?

Soo dir sheekadaada, waxaanu gelin doonaa dib u eegis ka hor daabacaadda.

Add story

Ra'yiga Akhristayaasha (0)

Weli faallooyin ma jiraan. Noqo qofka ugu horreeya ee dhiibta ra'yigiisa.

Liiskaaga

Wali waxba kuma jiraan.

Is diiwaangeli

Noo sheeg sababta