Qosol
Mid doqon ah baa dhaqtar u tagay, miisaankiisa oo aad u kordhay daraadeed, marka dhaqtarkii baa wuxuu u qoray in uu ordo 5km maalin walbo alamiinto ahaan. Todobaad kadibne ii soo laabo si aan kuu arko buu ku dhahay.
Ninkii doqonka ahaa isbuuc kadib ayuu dhaqtarkii soo wacay wuxuuna dhahay, "Digtoore waan ka xumahay maanta ma imaan kari KISMAAYO ayaan sii marayaa"
ππππππππππ
Adiga sheeko ma haysaa?
Soo dir sheekadaada, waxaanu gelin doonaa dib u eegis ka hor daabacaadda.
Ra'yiga Akhristayaasha Reader Comments (0)
Weli faallooyin ma jiraan. Noqo qofka ugu horreeya ee dhiibta ra'yigiisa.