Three girls went to a swimming pool. They took off their clothes and got into the pool. A man carrying a bucket came and told them: β€œGet out of the pool.” They replied: β€œYou just w
Sadax gabdhood ayaa waxeey aadeen barkadda lagu dabbaasho dharka ayeyna iska bixiyeen barkadda ayeyna galeen waxaa u yimid nin wato sakeel. markaasu dhahay meesha kasoo baxa, waxeey dhaheen adig inaa na aragto aa rabtaa miyaa masoo baxeyno ilaa aad adig abaxdo. Markaasu dhahay war hooy aniga aragtidiina uma imaan meesha xiisana iguma heyso ee waxaan u imaday inaan quudiyo Yaxaasyada meesha lagu jira. Gabar waliba iyadoo qeylineyso ee furdug kasoo dhahdeY meeshii. πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

Adiga sheeko ma haysaa?

Soo dir sheekadaada, waxaanu gelin doonaa dib u eegis ka hor daabacaadda.

Add story

Ra'yiga Akhristayaasha (0)

Weli faallooyin ma jiraan. Noqo qofka ugu horreeya ee dhiibta ra'yigiisa.

Liiskaaga

Wali waxba kuma jiraan.

Is diiwaangeli

Noo sheeg sababta