Qosol
Nin Waalan ayaa Dhakhtar u tagay kuna yiri: Digtoore Habeenkii ma seexdo, habeenkasta waxaan ku Riyoodaa, Daanyeero kubad igu kor Ciyaaraya.
Dhakhtarkii ayaa yiri: Waxaan ku siinayaa Daawo Riyad Dojisa!
Ninkii ayaa yiri: Maya Digtoore Caawa ciyaartooda waa "Final" ee Habeen dambe iga dhig πππ
Adiga sheeko ma haysaa?
Soo dir sheekadaada, waxaanu gelin doonaa dib u eegis ka hor daabacaadda.
Ra'yiga Akhristayaasha Reader Comments (0)
Weli faallooyin ma jiraan. Noqo qofka ugu horreeya ee dhiibta ra'yigiisa.