A boy from had his father wake him up for the Fajr prayer so that he could pray. The clever boy got up and went outside, then slept on the balcony. When he heard his father coming,
Mid ciyaalka xaafadda ah Ayaa Aabihiis u Kiciyey Salaadda Subax Si uu Utukado Xariifkii Wuu Soobaxay Wuxuuna Seexday Barandada (balakoonka) Marki uumaqlay Inu Aabihiis soosocdo Wuu istaagay Wuxuuna Gashaday Cabaayada Hooyadiis Wuuna Sujuuday si Ow u mujiyo Inu tukanayo Aabihiis ayaa yimid Laad (darbo) Ayuu Dabada Kageliyay Wuxuuna Yiri: xalay markaan kuu yeertay maxaad ilaheyd Caado Aya ijioogto Been Leey yahey. πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

Adiga sheeko ma haysaa?

Soo dir sheekadaada, waxaanu gelin doonaa dib u eegis ka hor daabacaadda.

Add story

Ra'yiga Akhristayaasha (0)

Weli faallooyin ma jiraan. Noqo qofka ugu horreeya ee dhiibta ra'yigiisa.

Liiskaaga

Wali waxba kuma jiraan.

Is diiwaangeli

Noo sheeg sababta