An old man married a young girl. On their wedding night, they agreed that they would make the game eight rounds. When they had reached six rounds, the girl said: β€œOld man, you've d
Nin oday baa gabar yar la aqal galay habeenkii arooskooda waxey ku heshiiyeen ineey 8 wareeg ciyaarta kadhigaan. Markii ay 6 wareeg marayaan ayeey gabadhii tiri oday 4 ayaad mareysaa ee LA soco. Waxay ku murmeen 6 wareeg ayaan mareynaa oo 2 ayaa noo dhiman iyo mayee 4 baan mareynaa oo 4 kalaa noo dhiman. Gabadhii hooyadeed oo qol ku dhow jiiftay oo dooda maqashay ayaa tiri maxaad isku heysataan. Odeygii oo neef tuuraayo oo 2 wareeg u dhimantahay 2na laga inkiray oo sidaa 4 looga rabo ayaa la soo booday hooyo xisaab baan isku heeysanaa. Maamadii baa kadartoo tiri Hooyo inkaar qabtadu xisaabta weey ku xuntahaye koow uga soo bilow. Odeygii yaab iyo amakaag tolow kadib maxaa dhacay. πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

Adiga sheeko ma haysaa?

Soo dir sheekadaada, waxaanu gelin doonaa dib u eegis ka hor daabacaadda.

Add story

Ra'yiga Akhristayaasha (0)

Weli faallooyin ma jiraan. Noqo qofka ugu horreeya ee dhiibta ra'yigiisa.

Liiskaaga

Wali waxba kuma jiraan.

Is diiwaangeli

Noo sheeg sababta