Qosol
Hadda ka hor Oday ayaa kuwo tuugo ah masaajidka ku dhibeen markasta kabaha ayey ka xadi jireen maalinkii dambe ayaa odaygii kabo cusub soo gatey hortiisa ayuuna dhigtey.
Nasiib daro imaamkii ayaa sujuuda ku daahay kabihiina waa laga xaday intuu sujuudsanaa markuu arkay in kabihii ay ka maqanyihiin oo lala tagay meeshuu ataxiyaadka ka aqrin lahaa ayuu yiri arag hee arag hee waa xadeene.
Adiga sheeko ma haysaa?
Soo dir sheekadaada, waxaanu gelin doonaa dib u eegis ka hor daabacaadda.
Ra'yiga Akhristayaasha Reader Comments (0)
Weli faallooyin ma jiraan. Noqo qofka ugu horreeya ee dhiibta ra'yigiisa.