Once, a man was hired to guard a cemetery. Some of his friends said: โ€œTonight, let's scare the old man.โ€ They put on white clothes that looked like burial shrouds. When the man gua
Hada kohor baa nin waardiye qabuuro loogu dhigay kuwo asxaabtiisa ayaa waxay dhaheen odayga cawa aanka nixino waxa ay soo xidheen dhar cadcad oo kafanta oo kale ah; ninkii waardiyaha ahaa markuu arkay budh iyo toorey buu lasoo baxay wuu caydhsaday ku lahaa " cayaar marabee nin waliba qabrigiisa si tartiiba ha ugu laabto" ๐Ÿคฃ๐Ÿ˜…๐Ÿ˜†๐Ÿ˜ƒ๐Ÿ˜‚

Adiga sheeko ma haysaa?

Soo dir sheekadaada, waxaanu gelin doonaa dib u eegis ka hor daabacaadda.

Add story

Ra'yiga Akhristayaasha (0)

Weli faallooyin ma jiraan. Noqo qofka ugu horreeya ee dhiibta ra'yigiisa.

Liiskaaga

Wali waxba kuma jiraan.

Is diiwaangeli

Noo sheeg sababta