A clever man from Hamar married a female doctor. Before they got married, they agreed that she would pay the rent for the house, while he would pay the bills and whatever was left.
Xariif ciyaal Xamar ah ayaa gabar dhaqtarad ah guursaday intii aysan is guursan kahor ayaa waxay ku heshiyeen inay iyadana kirada guriga bixiso, isaga na bilka iyo inta soo hartay uu bixiyo. Waxay sidaa ahaataba, maalintii ay kala tageen bay soo ogaatey inuu isaga iska lahaa guriga, lacagtii uu ku bixi jirayna ay ahayd tii ay kirada ahaan u bixisay. πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

Adiga sheeko ma haysaa?

Soo dir sheekadaada, waxaanu gelin doonaa dib u eegis ka hor daabacaadda.

Add story

Ra'yiga Akhristayaasha (0)

Weli faallooyin ma jiraan. Noqo qofka ugu horreeya ee dhiibta ra'yigiisa.

Liiskaaga

Wali waxba kuma jiraan.

Is diiwaangeli

Noo sheeg sababta