Qosol
Mid Cabtooy ah ayaa lagu xukumay dil toogasho ah !
Maalintii la tooganaaye ayaa la waydiiyay "Maxaad rajeynaysaa" ?
Kulahaa "inaan dilkaan ku waano qaato oo mar danbe aanan qalad galin"๐
Cabtooyda iyo caruurta waa Qalbi saliim .
Adiga sheeko ma haysaa?
Soo dir sheekadaada, waxaanu gelin doonaa dib u eegis ka hor daabacaadda.
Ra'yiga Akhristayaasha Reader Comments (0)
Weli faallooyin ma jiraan. Noqo qofka ugu horreeya ee dhiibta ra'yigiisa.