Qosol
Mid ciyaalka xaafadda ah ayaa malin dad culumo ah raashiin loogu daray bariis aad u kulul ayaa intuu cantuugay, markii uu afkii ka gubtay ayuu is yidhi hadii aad bariiska soo tufto dadka ayaa kula yaabi doona.
Markaas ayuu ku adkaystay inuu bariiska kulul afka ku celiyo oo kulaylka iska xamilo. Xariifkii ayaa xanuun awgii ilmeyay. Markaas ayaa wadaad soo hor fadhiyaa yaabay oo ninkii waydiiyay war maxaa ku helay oo aad la ilmaynaysaa. Xariifkii ayaa wadaadkii ugu jawaabay: nebiga geeradiisa ayaan yara xasuustay oo waan qiirooday!!
πππ
Adiga sheeko ma haysaa?
Soo dir sheekadaada, waxaanu gelin doonaa dib u eegis ka hor daabacaadda.
Ra'yiga Akhristayaasha Reader Comments (0)
Weli faallooyin ma jiraan. Noqo qofka ugu horreeya ee dhiibta ra'yigiisa.