A traveler was passing through an area where a nomadic family lived. The family welcomed him and offered him food. While they were preparing the meal, they brought him some ferment
Nin safar ahaa ayaa reer guuraa meel dagan usoo martiyeey. Reerkii ayaa martiqaad u fidiyey faraxal ayaana loo keenay intii soorta loogu maqnaa ayuu faraxalkii cabey. Soortii ayaa loo keenay intii maraqii loogu maqnaa qalleelkeeda ayuu ku cuney. Markale maraq loo keeney wuu cabay. Markale jeeg caano ah ayaa loo keeney hadana wuu cabay. Odeygii reerka ayaa intuu la yaabay ninkii weydiiyey xagee ayaad safar u tahay? Ninkii ayaa ku warceliyey cisbitaal ayaa u socdaa berayhaan waan xanuunsanahay oo waxba ma cuni karo amateedka iga xiran!! Odeygii reerka intuu yaabay kulahaa marka Amateedka laguu soo furo ha isoo martiyin ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

Adiga sheeko ma haysaa?

Soo dir sheekadaada, waxaanu gelin doonaa dib u eegis ka hor daabacaadda.

Add story

Ra'yiga Akhristayaasha (0)

Weli faallooyin ma jiraan. Noqo qofka ugu horreeya ee dhiibta ra'yigiisa.

Liiskaaga

Wali waxba kuma jiraan.

Is diiwaangeli

Noo sheeg sababta