Qosol
Orgi Ayaa Soo Galay Qolka Xilli Ay Cashaynayeen Oday Iyo Carruurtiisa.
Aabihii Ayaa Ku Yiri Midkii Ugu Weynaa Ilmaha War Caliyoow Origa Naga Xir Yuusan Na Herdiyine.
Cali Oo Hal Mar Istaagay Ayada Madax Ku Dhufsaday feynuustii Kadibna Wey Jebtay Qolkiina Mugdi Ayuu Noqday.
Cali Oo Aan Waxba U Jeedin Ayaa Lugta Gashatay Cashadii Kadibna Dhulka Ayey Ku Daadatay.
Cali Oo Isleh Cashada Badbaadi Ayaa Dhanka Kale U Booday Kadibna Odaygii Ayuu Lugta Wajiga Ka Saaray Lugta kalena Caloosha.
Odaygii Oo Naftu Ku daba Tartahay Ayaa U Dhawaaqay Carruurtii Kale... oo dhahay " War Origa Iska Dhaafa Ee Cali Qabta ". πππ
Adiga sheeko ma haysaa?
Soo dir sheekadaada, waxaanu gelin doonaa dib u eegis ka hor daabacaadda.
Ra'yiga Akhristayaasha Reader Comments (0)
Weli faallooyin ma jiraan. Noqo qofka ugu horreeya ee dhiibta ra'yigiisa.