A man took his mother to America. A few days later, he took his mother to the market so she could do some shopping. There, his mother saw a white man greet her son by saying: β€œHi!”
Midbaa hooyadiis Mareykanka geeyay. Maalmo kadib ayuu hooyadii suuqa usoo kaxeeyay si ay usoo adeegato. Markaaseey hooyadii aragtay nin cadaan ah oo wilkeeda ku leh HI πŸ‘‹ markay tiri " wilkeygiyow Hi muxuu ka wada." Kadibna wiilka ayaa yiri " Hooyo aselamu calaykum oo laso Gaabiyay Waaye " kadib Guriga ayay ku labteen. Waqtigi Salaada ayaa la garay markay salaadda baxaysay ayay dhahday " Hi Hadana Hi". πŸ˜‚ Wilkeeda ayaa weydiiyey hooyo maxaa ka wada Kulahaa waa Asalamu Aleykum oo aan soo gaabiyey πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

Adiga sheeko ma haysaa?

Soo dir sheekadaada, waxaanu gelin doonaa dib u eegis ka hor daabacaadda.

Add story

Ra'yiga Akhristayaasha (0)

Weli faallooyin ma jiraan. Noqo qofka ugu horreeya ee dhiibta ra'yigiisa.

Liiskaaga

Wali waxba kuma jiraan.

Is diiwaangeli

Noo sheeg sababta