One day, an old friend of mine was walking through the forest completely naked, just as his mother had given birth to him. All the animals living in the forest suddenly started run
Nin oday ah, ayaa Maalin isaga oo Mudh iyo Gacan ah (qaawan ) oo sidii Hooyadii ku dhashay ah Kayn soo dhex maray. Xayawaankii Kaynta ku noolaa oo dhan, ayaa bilaabay in ay Cagaha wax ka dayaan oo yaacaan. Sagaaro Naf la caari ah oo yar Xiiq-tiranaysa ayaa aragtay Odaygii Libaax ahaa oo isna soo cararay. Qosol inta ay ku dhufatay bay tidhi " War Boqorkii Kayntoow sawdigan adna nala cararaya Bisinkee". Libaaxii ku lahaa "Sheeko- baralayda iyo Kaftanka jooji, Xayawaankani waa mid halis ah oo aan Noociisa hore loo arag, bal eeg Dibka xagga hore ayaa uu ku leeyahaye".🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

Adiga sheeko ma haysaa?

Soo dir sheekadaada, waxaanu gelin doonaa dib u eegis ka hor daabacaadda.

Add story

Ra'yiga Akhristayaasha (0)

Weli faallooyin ma jiraan. Noqo qofka ugu horreeya ee dhiibta ra'yigiisa.

Liiskaaga

Wali waxba kuma jiraan.

Is diiwaangeli

Noo sheeg sababta