Qosol
Xariif cabtooy ah ayaa laga dhigay Askari, kadib waxaa magaalada lagu soo rogey Bandow, waxaana askarigii la dhahay qofk ad aragto 12:00 Habeenimo socda toos u toogto.
Askariigii ayaa nin ay is yaqaanen arkay isagoo socda 11:30 habeenimo kadib wuu dile y, ciidankii ayaa ku soo kala orday waxayna dhaheen maxad u dishey ninka wuxuu dhahay "Ninkan gurigiisa ayaan aqaan oo nus saac kuma tagi karo marka sidaas ayaan u diley" ๐๐๐
Adiga sheeko ma haysaa?
Soo dir sheekadaada, waxaanu gelin doonaa dib u eegis ka hor daabacaadda.
Ra'yiga Akhristayaasha Reader Comments (0)
Weli faallooyin ma jiraan. Noqo qofka ugu horreeya ee dhiibta ra'yigiisa.