nuur vali saqawe
Gabadh ayaa Hooyadeed su’aashay: “Hooyo, timahaagu maxay la cad-cad yihiin?” Hooyadii ayaa ugu jawaabtay: “Mar kasta oo aad igu dhaga-adkaato, igana hadal kugu sii adkaato, waxa i caddeeya hal tin.” 😁 Tii yarayd kulahaa: “Hooyo Aydeedey, maxaad ku sameeysay? Waayo guud ahaan timahaaga way caddaadeen!” 😁 😂😂😂

Adiga sheeko ma haysaa?

Soo dir sheekadaada, waxaanu gelin doonaa dib u eegis ka hor daabacaadda.

Add story

Ra'yiga Akhristayaasha (0)

Weli faallooyin ma jiraan. Noqo qofka ugu horreeya ee dhiibta ra'yigiisa.

Liiskaaga

Wali waxba kuma jiraan.

Is diiwaangeli

Noo sheeg sababta