A farmer kept some small birds inside a cage. One day, a fox came to the birds and said: “The farmer is keeping you in this cage and has taken away your freedom. There are beautifu
Nin beeraley ah ayaa Qafsi ku dhex heeystay shimbiro yar yar ah ,maalin maalmaha ka mid ah ,ayaa dawaco u timid shimbirihii waxeyna ku tiri ; "Ninka Beeraleyda ahi waxa uu idinku heeystaa qafiskaan ,oo waxa uu idinka qaaday xoriyadiina ,waxaa jira harooyin iyo muuqaalo qurux badan marka aad ka dhex baxdaan qafiskaan oo aad soo arki doontaan " Shimbirihii waxa ay umaleeyeen in ay dawacadii ay saxan tahay . Dawacadii waxa ay ka caawisay in shimbirihii ay ka baxaan qafiskii ,markii ay baxeen ayeey saxiibadeyd u yeeratay oo weerar ku qaaday shimbirihii yar yarka ahaa . Shimbirihii ma garan in qafisku aanu ciqaab ahayn balse uu yahay wixii ka ilaalinayey cadowga . Dawacadaas waxaa la mid ah kuwa hablaha uga sheekeeya xoriyad iyo awoodsiin iyo in ay dulman tahay,sidoo kalena uga sheekeeya in islaamku yahay mid dulmi ah oo ka qaaday xoriyadii iyo ilbaxnimadii. laakiin xaalku waa ka duwan yahay sidaas, oo sida dawacadaas oo kale ayeey rabaan marka dibada aad u baxdaan in ay idin cunaan . Qafiska ay leeyihiin waad ku jirtaan waa midkii idinka ilaalin lahaa codowga iyo naartaba . Iska ilaaliya yeysan idin dhagrin waa dabin hadalkooda . Iska jira hablahayoow !!!

Adiga sheeko ma haysaa?

Soo dir sheekadaada, waxaanu gelin doonaa dib u eegis ka hor daabacaadda.

Add story

Ra'yiga Akhristayaasha (0)

Weli faallooyin ma jiraan. Noqo qofka ugu horreeya ee dhiibta ra'yigiisa.

Liiskaaga

Wali waxba kuma jiraan.

Is diiwaangeli

Noo sheeg sababta